diihaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.
  2. Gaajo badan dareemid. ld daahiil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daahiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diihaal¹.
  2. ld diihaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur