diirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diiran². ld diirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax diirkii ka dhacay noqosho.
  2. Wax la diiray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld diirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur