Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg faqdiiran. ld fakiirnaan, fakiirnaansho, faqdiirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur