diirranQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isir; dhalan.Wax aan aad u kululayn ahaansho. Tus. “Caano diirran baan cabbey”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
isirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhalanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dabeecad. 2. Dir, fir, sinji. 3. Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0