dhalan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabeecad. 2. Dir, fir, sinji. 3. Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabeecad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur