diirrimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld diirsimaad. Kulayl aan aad u badnayn. 2. ld diirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diirsimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diirimaad (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diiri. ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur