diiwaanhayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel wax lagu diiwaaniyo; arkiifiyo. ld diiwaaniye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arkiifiyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal, m.l)

Macnaha:

  1. Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diiwaaniye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diiwaanhaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur