diiwaaniye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diiwaanhaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diiwaanhaye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, ml/dh)

Macnaha:

  1. Qof wax diiwaaniya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur