dikaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dikaan². ld diikaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dikaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.Dikaan dareemid (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0