dikaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.
  2. Dikaan dareemid (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dikaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dikaan². ld diikaan¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur