dikriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld digri¹.ld digri².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
digriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.)Qasaa'id diini ah oo ay qaadaan wadaaddada dariiqooyinka; xadro. ld digriyid.(dii.) Digri qaadid (wadaad dariiqo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0