digri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.)Qasaa'id diini ah oo ay qaadaan wadaaddada dariiqooyinka; xadro. ld digriyid.
  2. (dii.) Digri qaadid (wadaad dariiqo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xadro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Digri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

digriyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg digri². ld digri¹, dikri¹, dikriyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur