dilmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dilan². ld dilan¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dilanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay. 3. ld dilmid.1. Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid. 2. Ilmo dhawr bilood ah uur ku qoonmid.1. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0