dilan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay. 3. ld dilmid.
- 1. Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid. 2. Ilmo dhawr bilood ah uur ku qoonmid.
- 1. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).

