dimcad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dincad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dimcad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur