dincadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dimcad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dimcadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo, m.dh)Macnaha:(bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0