dinnad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Dummad; yaanyuuro.

dummad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Yaanyuur; bisad. 2. Dakhalka doonyaha meesha ugu sarreysa.