bashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:mukulaal; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mukulaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
bisadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano. mukulaal; basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dinnadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Dummad; yaanyuuro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dummadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Yaanyuur; bisad. 2. Dakhalka doonyaha meesha ugu sarreysa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
yaanyuurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:basho; bisad; dinnad; dummad; mukulaal;Lamidka: mukulaal, dummadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0