diqoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg diqow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
diqowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.Diq noqosho (biyo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00