diqow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.
  2. Diq noqosho (biyo).