diraasoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daraaso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daraasoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0