daraasad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daraaso, diraaso.

daraaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.

diraaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daraaso.