diyaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld digaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
digaagQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00