digaagQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dooroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (u) Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag. 2. (u) Digaagga middeeda dheddig. 3. Baaro.1. Wax xulasho. 2. Cid doorasho ku jirta codsiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
lukiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Digaag.Lamidka: digaagSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
diyaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld digaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
diyaajQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld digaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00