diyaargarow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.
- U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

