diyaargaroobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diyaargarow². ld diyaargarow¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diyaargarow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.
  2. U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur