diyuuteeriyam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Sumaddeedu waa D. Iskugod haydarojiin oo deggan si dabiici ahna u jira, bu'diisuna ka koobantahay hal borotoon iyo hal niyuutaroon. Markaas cuf-atamkiisu waa ugu dhawaan labanlaabka kan haydarojiinta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

