docosho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doco. ld ducasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doco

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-cday, -cotay)

Macnaha:

  1. 1. Saxaro adkaatay xoog isaga keenid; jiirasho. 2. Jiirasho (nafley dhaleysa). ld duco².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ducasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld docosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur