docoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-cday, -cotay)Macnaha:1. Saxaro adkaatay xoog isaga keenid; jiirasho. 2. Jiirasho (nafley dhaleysa). ld duco².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiirashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jiiro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ducoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Oraah Eebbe khayr lagaga dalbayo.ld doco.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0