doktoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.l)Macnaha:1. Takhtar. 2. Qof shahaado jaamacad laga bixiyo tan ugu sarraysa haysta. ld dotoor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
takhtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro/-khaatiir, m.dh)Macnaha:Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.Cid daawayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dotoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld doktoor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0