dotoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doktoor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doktoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Takhtar. 2. Qof shahaado jaamacad laga bixiyo tan ugu sarraysa haysta. ld dotoor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur