dooddi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.
  2. Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dooddiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dooddi². ld doodi¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur