dooddiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dooddi². ld doodi¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dooddiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.Si xoog leh u ordid; digdigleyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00