doofaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Naasley caws-kunool ah idaha la eg ka ballaaran,leh madax weyn, gano iyo dhogor yar oo hilibkiisu muslimiinta xaaraan ka yahay. ld doonfaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doonfaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doofaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur