doonfaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld doofaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
doofaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Naasley caws-kunool ah idaha la eg ka ballaaran,leh madax weyn, gano iyo dhogor yar oo hilibkiisu muslimiinta xaaraan ka yahay. ld doonfaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0