doogdhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guuridda loo guuro meel doog leh; doograac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doograac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Doogdhaw. 2. ld doograacid.
  2. Meel doog leh u guurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur