doograacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Doogdhaw. 2. ld doograacid.Meel doog leh u guurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
doogdhawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Guuridda loo guuro meel doog leh; doograac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
doograacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg doograac². ld doograac¹, doograacis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00