doogsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doogso. ld doogsad, doogsimaad, doogsimo, doogsin.

doogso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Roob iyo barwaaqo helid. 2. Xoolo biyo la doonid. 3. Ka d.: nabar, dhibaato iwm ka bogsasho.

doogsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doogsasho.

doogsimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doogsasho.

doogsimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld doogsasho.

doogsin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld doogsasho.