doogso
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
- 1. Roob iyo barwaaqo helid. 2. Xoolo biyo la doonid. 3. Ka d.: nabar, dhibaato iwm ka bogsasho.
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha: