doolaal

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn. 2. D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur