doolaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu abaahiyo ama saarto. 2. Aadidda la aado meel kale oo aan la iskaga baahnayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur