doorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l/awdaar, m.dh)Macnaha:1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.Wax xulid.