door
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l/awdaar, m.dh)
Macnaha:
- 1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
- 1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
- Wax xulid.

