doorinuugQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dooritus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dooritusQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:D. ah: neef xoolo ah oo marka ilmihiisu nuugayaan dadka iyo xoolaha kale ka fogaada. ld doorinuug.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0