dooritus

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. D. ah: neef xoolo ah oo marka ilmihiisu nuugayaan dadka iyo xoolaha kale ka fogaada. ld doorinuug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doorinuug

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dooritus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur