doorsamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doorsan¹. ld door- soomid, doorsoon¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doorsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax siduu ahaa si ka duwan noqosho. ld doorsoon² (2).
  2. 1. Wax siduu ahaa si ka duwan laga dhigay ahaansho. 2. Qof maankiisu beddelen yahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doorsoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld Doorsamid; doorsoomid.
  2. 1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.
  3. Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur