Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld Doorsamid; doorsoomid.
1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.
Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
Wax siduu ahaa si ka duwan noqosho. ld doorsoon² (2).
1. Wax siduu ahaa si ka duwan laga dhigay ahaansho. 2. Qof maankiisu beddelen yahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur