doorsoonaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg doorsoon³. ld doorsoonaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
doorsoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld Doorsamid; doorsoomid.1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
doorsoonaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld doorsoonaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00