dooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Col ilaala ah; duul; dad. 2. Caws waaweyn oo dooxooyinka ka baxa oo ay xooluhu daaqaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
duulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin.1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni.1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.Dad badan in ay dagaal qaadaan u bixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyow, m.l)Macnaha:Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.ld ded¹ (1).ld ded².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00