duul
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin.
- 1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni.
- 1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.
- Dad badan in ay dagaal qaadaan u bixid.

